Anmelden
Cover von Codka Ubax

Kunst

Codka Ubax

von Ismaaciil C Ubax

Website RSS

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.

Folgen

  1. SE13EP06 Afka Hooyo

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Macallin, abwaan, af-aqoon, Maxamed Caddaani ayaannu kala sheekaysannay afka hooyo iyo aqoonta guud ee afafka. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oH

  2. SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341

  3. SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  4. SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show (

  5. SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/p

  6. SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/p

  7. SE12EP09 Cali Dhaanto

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  8. SE12EP08 Faraska Madow

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show (https://pa

  9. SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  10. SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  11. SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  12. SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  13. SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  14. SE12EP02 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 3-aad Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  15. SE12EP01 Waa Layga Guursaday 14

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtii 14-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  16. SE11EP06 Buug Codaysan: Gaax 2

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 2-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  17. SE11EP05 Buug Codaysan: Gaax 1

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Gaax, waa buug uu qoray Ismaaciil C Ubax, waxana uu soo baxay sannadkii 2017-kii. Waa Qaybtii 1-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  18. SE05EP06 Bani'aadannimo Maxay Tahay?

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Dr. Ciise Cabdi Jaamac waxa uu ka mid yahay dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn. Waxa uu daweeyaa dad ku nool dhulal aad u fog oo ay ka jirto baahi caafimaad. Waxa aynu kala sh

  19. SE11EP04 Sirta Maanka

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka

  20. SE11EP03 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed"

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  21. SE11EP02 Qaxii Suudaan

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Daawasho wacan! Support the show (https://payp

  22. SE11EP01 ABDI ADDE

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  23. SE10EP04 Waan Is Guursannay 4

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/

  24. SE10EP03 Waan Is Guursannay 3

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  25. SE10EP02 Waan Is Guursannay 2

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  26. SE10EP01 Waan Is Guursannay 1

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad.

  27. SE09EP07 Fanka & Suugaanta: Nimcaan "Qays Galbeed"

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8o

  28. SE09EP06 Fanka & Suugaanta: Cabdirisaaq Xasiliye

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye". Dhegaysi Wacan. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

  29. SE09EP05 Qoraalka & Dhaqanka

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Muna Axmed Cumar waa qoraa wax ka qorta dhaqanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay isbedellada qoraalka, kuwa dhaqanka, iyo wacyiga bulshada. Dhegaysi wacan! Support

  30. SE09EP04 Barnaamijka Caafimaadka: Qanjidka Thyroid

    Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Dhegaysi wacan! Support th

Ältere Folgen

Anmelden oder registrieren

Jetzt

0:00 / 0:00