- alle zwei WochenErscheinungsrhythmus
- 36 mintypische Länge
- 23. Okt.letzte Folge
Folgenzu den neuesten
SE09EP03 Khilaafyada Soomaalida
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala
SE09EP02 Fanka & Suugaanta: Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed"
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE09EP01 Khalad-fahanka Baraha Bulshada
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.m
SE08EP06 Waa Layga Guursaday 13
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE08EP5: Dhuusamareeb
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.m
SE08EP04: Hadhiwaa
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Dhegaysi wacan! Support the show (https://payp
SE08EP03: Murtida Maansada Urugo
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maansada Urugo waxa ay ku saabsan tahay qiso xanuun badan oo uu ka sheekayn doono Abwaan Cabdirisaaq "Bidixo", maansadeedana tirin doono. Dhegaysi wacan! Support the show (ht
SE08EP02 Foosiya Rindai
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aannu magaalada Stockholm kula sheekaysannay Foosiya Rindai. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE08EP01 Dimuqraadiyaynta Tacliinta
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cabdi Maxamed Axmed waxa uu ka shaqeeyaa horumarinta afka iyo dhaqanka, waana Aasaasaha iyo Maamulaha Kitaab Cloud. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/
SE07EP11 Caweyska Boorama
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Caweyska Boorama iyo Codka Ubax. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP10 Beledweyn
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aannu magaalada Beledweyn kula kulannay Cali Baarrey oo ah sugaanyahan, macallin iyo odhay-dhaqameed. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3b
SE07EP09 Qays Qeyser
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Qofku safarka wuu isku bartaa, dadkana wuu ku bartaa, Qays Qeyser ayaynu kala sheekaysan doonnaa naftiisa, ta dadka kale iyo riyooyinkiisaba. Dhegaysi wacan! Support the show
SE07EP08 Waa Layga Guursaday 12
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 12-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP07 Silsiladda Jacaylka ee Muxubbo-Heellood
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Silsiladda jacaylka ee Muxubbo-Heellood waxa dalka Hindiya ka bilaabay Abwaan Haldeeq. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP06 Caweyska Burco
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aannu dadweyne tiro badan ku caweynay magaalada Burco. Daawasho wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP05 Halista Qaabnololeedka Soomaalida
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maxaa iska beddelay qaabnololeeda Soomaalida? Mustafe Maxamed Cali waxa uu ku takhasusay daawooyinka. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP04 Cabdi Ciise Cajuun
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Fanka, suugaanta, saxaafadda, jacaylka, degaanka Darroor, xerta timaweynta.. Cabdi Ciise Cajuun. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP03 Gaalkacyo: Isbaaradu Waa Qalbiga
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Barnaamijkan waxa aynu ku dhegaysan doonnaa laba halyey oo naftooda u huray sidii ay dadkooda wanaag iyo jacayl uga dhex abuuri lahaayeen. Waa laba jiil oo ay shaqadoodu mida
SE07EP02 Waa Layga Guursaday 11
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday", qaybtiisii 11-aad. Dhegaysi wacan. Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE07EP01 Bandhigga Hangoolka
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) ”Bandhigga Hangoolka” iyo daahfurka madasha la yidhaa Fankeenna. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE06EP08 Filmmaking: Soomaalida & Tebinta Sheekada
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Hababka ugu saamaynta badan ee sheekooyinka loo tebiyo waxa ka mid ah samaynta filimada. Soomaalida iyo adeegsiga filimaanta ayaynu kala sheekaysanaynaa labada Soosaare ee Ma
SE06EP07 Udbaha Nolosha
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cabdirixiin Siddiiq "Heello" waa halabuur maansayahan ah, halkan waxa uu kaga hadlayaa maansada iyo noocyadeeda guud ahaan, gaar ahaanna maansadiisa "Udbaha Nolosha". Dhegays
SE06EP05 Gabboodfallada Caafimaadka
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Gabboodfallada caafimaadku waa maxay? Sidee loo maareeyaa marka khalad dhaco, dhibbanaha maxaa la gudboon, ma se jiraa xeer caafimaad oo dalka u yaal? Ma laga ganacsan karaa
SE06EP04 Waa Layga Guursaday 10
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee Waa Layga Guursaday, qaybtiisii 10-aad. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE06EP03 - Jawaab Baan Baadhayaa
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Haddii aad warbaahinta ka shaqaynaysay labaatankii sanno ee u dambeeyay, sidee ayaad u arki lahayd isbeddelkeeda joogtada ah? Sidoo kale, Axmed Cismaan Batuun waa abwaan curi
SE06EP02 - Hadraawi
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Qof kasta oo i naga mid ah, Hadraawi wax ayuu u ahaa, kaalin ayuu igu jirey. Prof. Bulxan, Rooble Cabdi Muuse iyo Xasan Maxamed Yuusuf oo midba dhan ka eegi doono maansadii i
SE06EP01 Damiirka Anaa Iska Leh
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa kalkii 6-aad iyo qaybta kowaad oo aynu la sheekaysan doonno Guddoomiyaha Xiddigaha Geeska, Cabdiraxmaan Cismaan ”Xaaji”. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.
SE05EP12 Fan iyo Fannaan
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cumar Seerbiya waa weriye wakhti badan geliyey baadhista fanka iyo fannaanka Soomaalida. Waxa aannu kala sheekaysannay waxa loogu yeedho fanka reer magaalka, bilowgiisii, ara
SE05EP11 Waa Layga Guursaday 9
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii sagaalaad ee taxanaheennii Waa Layga Guursaday. Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE05EP10 Maxaa Dookhii Ku Dhacay?
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aynu la sheekaysan doonnaa Ayaan Axmed Caydiid ”Kaab” oo ka warrami doonta suugaanteeda kaftanka iyo maadda huwan iyo ujeeddooyinka ay u tiriso. Support the show (https: