- alle zwei WochenErscheinungsrhythmus
- 36 mintypische Länge
- 23. Okt.letzte Folge
Folgenzu den neuesten
SE05EP09 Isbedellada Nidaamka Caafimaadka
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Nidaamka caafimaadka ee caalamiga ahi sidee ayuu u shaqeeyaa, maxaa se saameeya? Siyaasad ma ka madhan yahay, sidee ayuu se xidhiidh ula leeyahay ka dalalku gaarka u leeyihii
SE05EP08 Waa Layga Guursaday 8
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii WLG, qaybtiisii 8-aad. Qaybtan waxa aynu ku wadaagi doonnaa laba sheeko oo ay soo gudbiyeen laba gabdhood. Labadan sheeko waxa la kala yidhaa "Allow Harg
SE05EP07 Kalkaalisadii Horumarisay Finland
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Laba sanno gudahood ayay ku beddeshay nolosha kumannaan qof, sidoo kalena ay ku samaysay dhaqaale dhawr milyan oo doollar ah. Fadumo Faysal Cali ”Waraabe” waa kalkaaliso aasa
SE05EP06 Ciid Wanaagsan
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan! Support the s
SE05EP05 Dalxiiskii Riyada
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Ridwaan Iid "Hilawle" waa halabuur curiya suugaanta, sameeya laxammada heesaha, sidoo kalena ku luuqeeya cod aad loo jeclaysto. Dhegaysi wacan! Support the show (https://payp
SE05EP4 Digrigii Xubbiga
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa silsilad-suugaaneed ka dhalatay geeri naxdin leh oo kala geysay lammaane ku ballansanaa in ay is guursadaan. Dhacdadan iyo suugaanta ka dhalatayba halkan ka dhegayso. Sup
SE05EP03 Waa Layga Guursaday 7
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii toddobaad ee barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ka boganaynaa sheekada lammaane kala jooga Hargeysa iyo Jigjiga. Dhegaysi
SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u
SE05EP01 Saamaynta Maalka & Maanka ee Dabka Hargeysa
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Saamayn dhaqaale oo muuqata ayuu dabkii Hargeysa ku yeeshay shacabka. Sidoo kale mid maskaxeed ma ku yeelan karaa? Sidee looga soo kabtaa labadaas? Waxa faahfaahin ka bixinay
SE04EP15 Deegaanka & Duurjoogta: Huda Cali Banfas
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijka Deegaanka & Duurjoogta. Waxa aan xaaladda duurjoogta dalka kala sheekaystay Huda Cali Banfas oo shaqadeedu tahay badbaadada iyo daryeelka duurjoogta. Dhegaysi
SE04EP14: Fanka & Suugaanta: Cabdirixiin Siddiiq "Heello"
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta oo uu markan marti ku yahay Cabdirixiin Siddiiq "Heello". Dhegaysi wacan! Support the show (https://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)
SE04EP13 Fanka & Suugaanta: Cawaale Deeqsi
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkii kowaad ee ku baxa maqal & muuqaal. Qaybtani waa dhegaysi, haddii aad doonayso in aad daawato qaybtan, booqo boggayaga Youtube, adiga oo ku baadhaya magaca Co
SE04EP12 Waa Layga Guursaday 6
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii lixaad ee taxaneheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko, ta kowaad waxa la yidhaa ”Islaan Baan Qalayay”, ta labaadna ”Igu
SE04EP11 Makhaayadda Hablaha - Rinkeby
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Badhtamaha xaafadda ugu hadalhaynta badan magaalada Stockholm, marka ay noqoto dhanka rabshadaha, waxa ku taalla makhaayad nooceedu ku yar yahay ogaalka dadka. Waa makhaayad
SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Jacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaa
SE04EP09 Waa Layga Guursaday 5
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii shanaad ee tanaxanihii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku soo qaadanaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa, "Hooyaa i Tidhi ha Guursan" iyo "Sannad Baan is
SE04EP08 Ciid Wanaagsan
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) CIID WANAAGSAN - Waxa barnaamijkan daaddihinaya Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey, waxana ka mid ah dadka ka qaybqaadanaya, Faysal Xawaase, Xasan Waddo, Mubaarig Qoorubaxay, Kha
SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Abwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa,
SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mi
SE04EP05 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 2
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii labaad ee barnaamijkii dalxiiska ee Ceerigaabo. Qaybtan waxa aynu ku tegi doonnaa buurta Daalo. Waxa aynu subax hore ka bixi doonnaa magaalada Ceerigaabo, innaga
SE04EP04 La Dalxiis Codka Ubax: Ceerigaabo 1
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waxa aannu dalxiis ku tegaynaa gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo iyo Buurta Daalo. Barnaamijku waa laba qaybood. Qaybta labaad waxa ay ku soo bixi doontaa barna
SE04EP03 Waa Layga Guursaday 4
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkeennii taxanaha ahaa ee "Waa Layga Guursaday" qaybtiisii afraad. Waxa qaybtan ku jira labada sheeko ee la kala yidhaa "Jacayl-ku-xigeen" iyo "Wuu Iga Adkaa". Dh
SE04EP02 Nidaamka Doorasho ee Somaliland
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Dhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran doona Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidoo ka
SE04EP01 Guurso Inta Aanad Bac Yeelan
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Quruxda iyo degganaanshaha reerku waxa uu ku xidhan yahay isfahan dheeraad ah oo ka dhasha wadahadal iyo in si joogto ah la isu waraysto. Waxa aan Rooble Maxamed kala sheekay
SE03EP14 La Cawee Codka Ubax
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa maalin Jimce ah, waxa aannu ku sugan nahay beer ka mid ah beeraha waaweyn ee degmada Arabsiyo. Waxa Codka Ubax si gaar ah ugu heesaya fannaaniinta kala ah Farxiya Fiska,
SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maxaa looga jeedaa baahiyaha gaarka ah, weli se ma is weydiisay inta nooc ee ay u qaybsamaan. Waxa laga yaabaa in aynu u naqaanno dadka aan laxaadkoodu dhammayn, gaar ahaan k
SE03EP12 Waa Layga Guursaday 3
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa qaybtii saddexaad ee taxanaheennii "Waa Layga Guursaday". Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa laba sheeko oo la kala yidhaa "Hooyaan Noolayn" iyo "Beerlula". Dhegaysi wacan! Su
SE03EP11 Himilada Ciyaaraha Hablaha
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) In bulshadu, rag iyo dumarba, yeelato goobo ay ku dadkeedu ku ciyaaraan, kuna jimicsadaan, waxa ay korisaa caafimaadkeedka jidheed iyo bedqabkeeda maskaxeed, labadaba. Haddab
SE03EP10 Ayeeyo Xaawa Ismaaciil
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Aan idin baro ayeeyday Xaawa Ismaaciil. Ayeeyo waa qofka aan doonayo in aan u dabbaaldego bishan haweenka awgeed. Ma aha oo keli ah tiirka ugu weyn ee maanta lagu faano, bals
SE03EP09 Xidhiidhka Afka & Dhaqanka
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya afka iyo dhaqanka, sidee ayaanay isu saameeyaan? Dhaqanku weligii meeshiisa taagnaan maayo, ayuu qabaa Dr. Xuseen Saleebaan. Cabdi Gurey w