Codka Ubax· Staffel 4· Folge 7

SE04EP07 Gefka Jacaylka ka Daaya

Freitag, 9. Juli 2021 · 47 min

MP3

Shownotes

Send us Fan Mail (buzzsprout.com/721491/fan_mail/new)
Abwaan Keyse Maxamed "Galaydh" waa gabyaa ka maansooda nolosha qaybaheeda kala duwan. Isaga oo safar ah, ka yimid Jigjiga, una socda Burco, ayaannu ku sheekaysannay Hargeysa, suugaantiisa dhanka jacaylka iyo waxbarashadana ku wadaagnay. Dhegaysi habboon!
Support the show (paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)

0:00 / 0:00