Codka Ubax· Staffel 4· Folge 6
SE04EP06 Jawhar: Jidkii Dheeraa ee Saxaafadda
Freitag, 2. Juli 2021 · 30 min
Kapitelklicken springt direkt hin
Shownotes
Send us Fan Mail (buzzsprout.com/721491/fan_mail/new)
Wax ka baro magaalada Jawhar oo ah halka uu ku dhashay Siciid Xagaa Afrax. Siciid oo saxaafadda ku jirey muddo 20 sannadood ah, waxa uu ka warramayaa jabkii uu u soo maray mihnaddiisa iyo sidii uu uga gudbay caqabadahaas. Dhegaysi wacan!
Support the show (paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn)