- alle zwei WochenErscheinungsrhythmus
- 36 mintypische Länge
- 23. Okt.letzte Folge
Folgenzu den neuesten
SE03EP08 Digtoorkii Bajaajta
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Qof aad si kedis ah ula kulantay oo aad ka heshay, sidaasna aad ku kala lunteen, sideed ku heli lahayd? Dareenka noocan ahi waxa uu ku kooban yahay qof keli ah, mana sahlana
SE03EP07 Caweyska Hargeysa & Galaydh
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Maxamed Galaydh waa suugaanyahan ka mid ah dadka aan xiiseeyo in aan wakhti la qaato, mar kasta oo aannu isu nimaadnana aannu fikirro is weydaarsanno, wakhtigana illowno. Caw
SE03EP06 Yaad Ku Dayataa?
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Dhiirrigelinta dhallinyarada, waa tiir ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee uu ku taagan yahay Codka Ubax. Barnaamijkan waxa aynu ku eegi doonnaa sifooyinka saxda ah ee ay tahay in
SE03EP05 Waa Layga Guursaday 2
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Siyaabo kala duwan ayay isu waayi karaan labada is jeceli. Waxa ka mid ah faragelin waalid, duruufo bulsho ama isfahandarro labada dhinac ah. Waa barnaamijkii labaad ee taxan
SE03EP04 Doorka Saxaafadda ee Horumarinta Bulshada
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Saxaafaddu waxa ay door weyn ku leedahay horumarinta iyo dhismaha bulshada. Waa barta laga hago ummadda, laga toosiyo hoggaanka, laguna kaydiyo sooyaalka ummadeed. Haddaba wa
SE03EP03 Mustaqbalka Ganacsiyada Yaryar: Adeegsiga Tiknoolajiyadda iyo Saamayntooda Dhaqaale
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijkii labaad ee taxanaha barnaamijyada aynu ku eegayno ganacsatada yaryar ee bilowga ah. BarnaamijkanI waxa uu diiradda saari doonaa habka ganacsiyada yaryari wax
SE03EP02 Dhallinyarada & Bilowga Ganacsiga: Fursadaha & Caqabadaha
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa barnaamijka kowaad ee taxanaha aynu kaga hadli doonno dhallinyarada iyo ganacsiyada yaryar. Qaybtan waxa aynu ku eegaynaa fursadaha iyo caqabadaha hor yaalla dhallinyarad
SE03EP01 Sannadguurada Kowaad ee Codka Ubax
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Waa sannad cusub iyo Season 3. Waxa aannu dib u eegaynaa sannadkii tegay iyo barnaamijyadii baxay sannadkaas. Sidoo kale waxa aannu eegaynaa filashada sannadka soo socda, had
SE02EP20 Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Abwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya suugaanta
SE02EP19 Tabaha Hagidda Bulshada
Send us Fan Mail (https://www.buzzsprout.com/721491/fan_mail/new) Hababka ugu saamaynta badan ee wax loo gudbiyo waxa ka mid ah habka maadda iyo qosolka. Sooraan Ismaaciil waxa uu ku suntan yahay, dedaal badanna geliyaa hagidda bulshada, is